Invitation to Participate in Stakeholder Feedback Round for Gold Standard Carbon Project in Somalia

BURN Manufacturing Co. is implementing Carbon Project Activities in Somalia under the Gold Standard Programme of Activities (POA) ECOA_BURN Multi-country Clean Cooking Programme
Somali LSC ecoa burn manufacturing cookstove

Daneeyaha qaaliga ah, 

 

Waxaan rajeynayaa in iimaylkani aad wanaag ku heshay  

 

Shirkada BURN waxay Soomaaliya ka hirgelinaysaa Hawlaha Mashruuca Kaarboonka iyadoo la raacayo howlaha Barnaamijka Halbeegga Dahabka ah (POA) ECOA_BURN Mashruuca wadamada badan’. 13ka ilaa 17ka May,2023, BURN waxay ku casuuntay daneeyayaasha shirarka daneeyayaasha maxalliga ah (LSC) ee Hargeisa, Beer, Muqdisho iyo Baydhabo halkaasoo lagu soo bandhigay mashruuca iyo saameyntiisa, waxaana kasoo qeybgalaasha ka dalbanay arigtidooda iyo faalooyikooda. 

Tani waa in lagugu martiqaado daneeyayaashayada sharafta leh, Wareegga jawaab celinta Daneeyayaaha  Heerka dahabiga ee mashruuca. Fadlan ka hel lifaaqa Warbixinta Kooban ee Aan Farsamo ahayn, ah iyo Soo koobida LSC (Ingiriisi iyo Soomaali) dib u eegistaada. Si naxariis leh noo soo ogeysii haddii aad hayso faallooyin dheeraad ah ama faallo celin ah. Dukumeentiyadan waxa kale isku   Xafiiska Burn Somalia  

Waxaad booqan kartaa xafiiskayaga Soomaaliya – Muqdisho- Dabka-Bakaro St, Hodan District Or Somaliland-Hargeisa- Al-Saadiq Iff iyo Akhira Rd ama naga soo wac khadka daryeelka macaamiisha ee Burn 368 

Fadlan noo soo dir ra'yi-celintaada Ogosto 3, 2023 ku: Peninah.mwende@burnmfg.com or mohammad.aden@burnmfg.com 

 

 

Dear Stakeholder, 

 

I hope this email finds you well. 

 

BURN Manufacturing Co. is implementing Carbon Project Activities in Somalia under the Gold Standard Programme of Activities (POA) ECOA_BURN Multi-country Clean Cooking Programme’. On the 13th and 17th May 2023, BURN invited stakeholders to the local stakeholder (LSC) meetings in Hargeisa, Beer ,Mogadishu and Baidoa where the project and its impacts were introduced, and comments and feedback sought from participants. 

This is to invite you our esteemed stakeholder, to the Gold Standard Stakeholder Feedback Round of the project. Please find attached the Non-Technical Summary and LSC summary (English and Somali) for your review. Kindly let us know if you have any further comments or feedback. These documents can also be found at the Burn Somalia Office

You can visit our office in Somalia - Mogadishu, Bakaaro Market, Khaliifa or Somaliland- Hargeisa- Al-Saadiq Iff iyo Akhira Rd or call us on Burn Customer care line 368. 

 

Please send us your feedback on or before 3rd August 2023 to: peninah.mwende@burnmfg.com or mohammad.aden@burnmfg.com

Kenya

BURN Headquarters, Nairobi, Kenya

Location Map
Other markets

Nigeria office: Plot 5,
Etal Avenue, off Kudirat Abiola way,
Oregun Lagos.
© 2023 BURN Manufacturing. All Rights Reserved. 2.0.0Privacy Policy