Local stakeholder Consultation for Gold Standard Carbon Voluntary Project Activities (VPAs) Efficient and Clean Cooking for households in Federal Republic of Somalia.

BURN Manufacturing Co. will implement Voluntary Project activities (‘VPAs) under the Gold Standard Programme of Activities (PoA), ‘ECOA_BURN multi-country Clean Cooking Programme’ in the Federal Republic of Somalia.
Somali LSC ecoa burn manufacturing cookstove

Local stakeholder Consultation for Gold Standard Carbon Voluntary Project Activities (VPAs) ‘Efficient and Clean Cooking for households in Federal Republic of Somalia. 

 

Dear Stakeholders, 

 

BURN Manufacturing Co. will implement Voluntary Project activities (‘VPAs) under the Gold Standard Programme of Activities (PoA), ‘ECOA_BURN multi-country Clean Cooking Programme’ in the Federal Republic of Somalia. The PoA is managed by BURN Manufacturing Co. In this context a Local Stakeholder Public Consultation will be carried out for all local, affected and interested stakeholders, including non-governmental organizations, women groups, research institutes and organizations/individuals working on topics related to the project activity, policy makers on a national and state level as well as for local people, communities and or representatives who are directly or indirectly affected by the project. 

 

Please note that this Local Stakeholder Consultation would be also valid for any other Voluntary Project Activities (VPAs) implemented in the Federal Republic of Somalia under BURN’s Gold Standard PoA ‘ECOA_BURN multi-country Clean Cooking Programme’, provided that they are homogeneous, i.e. deploy the same stove type(s), target the same end-users and consist of the same project boundaries. 

 

BURN Manufacturing Co. (Coordinating and Managing Entity of the PoA) invites all interested parties to attend one of the following Local Stakeholder Consultation meetings: 

 

13th May,2023 Hargeisa 

 

Venue_ Mansur Hotel, Jijiga Yard 

 

Somaliland 

 

14th May, 2023: Mogadishu 

 

Maida Hotel, National Theatre, Hamarweyne 

 

Somalia 

 

16th May,2023 Baidoa 

 

Horyaal Hotel, Isha Area 

 

Baidoa Somalia 

 

17th May 2023: Somaliland 

 

Venue-Beer Region 

 

Near Burco Somaliland 

 

Stakeholders who cannot physically attend the meeting have the possibility to participate online through Zoom. The login details are the following: 

 

Date: 13th May,2023 Hargeisa 

 

Zoom Link: https://us02web.zoom.us/meeting/register/tZUocuCrrDspHNcBct6R6xrTr_cp5ajJI1xK 

 

Date : 14th May 2023: Mogadishu 

 

Zoom Link: https://us02web.zoom.us/meeting/register/tZctd-mrpzsqHtXXX_n8S7llFirDsonQtJjl 

 

Please find attached a Non-Technical Summary of the project. 

 

In case of any questions or if you want further details and project information prior to the consultation, please write an Email to Peninah Mwende Carbon Officer at BURN (peninah.mwende@burnmfg.com)oror) Mohamad Adam Country Manager(Mohammed.adam@burnmfg.com) or reach out to +263 63 7028212 

 

Please use these contact details also for providing your feedback in case you are not able to participate in the stakeholder meeting. 

 

AGENDA 

 

Reception – Signing participants list (8:30 am) 

Introduction and Project presentation (9:00 am) 

Questions and comments on the project (9:30 am) 

Safeguarding Principles Assessment of the project (10:30 am) 

Sustainability assessment of the project (11:15 am) 

Discussion on grievance mechanism and monitoring of sustainable development impacts (12:15 pm) 

Evaluation forms and closure of meeting (12:30 pm) 

Cooking demonstration (12:45 pm) 

Lunch (13:00 pm) 

 

Somali Language 

 

La-tashiga Daneeyaha Maxalliga ah ee Hawlaha Mashruuca Iska-wax u Qabso ah ee Heerka-Dahabka ah (MIWQ) ‘ Cunto karis tayo iyo Nadaafad oo uu helo qoysaska Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Somaliland 

 

Mudane Daneeye: 

 

Warshadda BURN Co. waxay hirgalineysaa howlaha Mashruuca iskaa wax u qabso (MIWQ ) ee hoos timaada Barnaamijka Heerka-Dahabka ah ee qiimeynta ( PoA ), ‘ ECOA_BURN Barnaamijka Karinta cunto tayo iyo nadaafad leh  ka hirgelisaa Wadamada badan ’ Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Somaliland.  The PoA is managed by BURN Manufacturing Co. Haddaba, waxa la qaban doonaa Aqoon-is-weydaarsi loogu talo-galay dadweynaha, siiba, dadka ay saameynta ku leedahay iyo kuwa daneynaya, oo ay ku jiraan Hay’adah aan Duwaliga aheyn, Ururadda Dumarka, Macahdyada Cilmi Baadhista, iyo hay’adaha/shakhsiyaatka ku hawlan qodobadda la xidhiidha wax-qabadka mashruucan.  Sido kale, waxaa loogu talo galay dadka ku hawlan dejinta siyaasadda guud ee dalka iyo tan gobol, iyo dadweynaha, bulshada ama wakiil;adooda ee uu mashruucani si toos ah ama si dadban uu u saameynayo. 

 

Waxa kale oo xusid mudan in la Tashagia Daneeyaashu uu u furan yahay mashaariicda kale ee Iska-wax-uqabso (MIWQ) eek a socda Somalia/Somaliland ee heerka qiimeynta Dahabka ee ECOA_BURN ee Karinta cunno-nadiif ah ee dalalka-badan, mar haddii ay mashaariicdaasi ay isku ujeeddo yihiin, sida inay soo saarayaan girgire(yaal) isku mid ah, loogu talao-galay isticmaale(yaal) isku mid ah, kana hirgeleyaan xuduudo isku mid ah. 

 

Warshadda BURN (Waa hay’adda Maamulida iyo isu-duwidda Mashruucan Iska-wax u qabso ah (MIWQ).  Dhamaan dadka daneynatya waxa u furan inay ka soo qaybgalaan mid ka m,id ah  shirarka Wada-tashiga eek a dhici doona goobaha iyo taariikhaha hoos ku xusan: 

 

Taariikhda: 13da May, 2023 Hargeisa 

 

Goobta :  Mansur Hotel, Jijiga Yard Somaliland 

 

Somaliland 

 

Taariikhda: 14ka May, 2023 Mogadishu 

 

Goobta:  Maida Hotel, National Theatre, Hamarweyne – Somalia 

 

Mogadishu 

 

Taariikhda: 16ka May, 2023 Baidoa 

 

Goobta:  Horyaal Hotel, Agaarka Isha-Baydhaba, 

 

Somalia 

 

Taariikhda: 17ka May, 2023 

 

Goobta: Beer Region 

 

Near Burco somaliland 

 

Daneeyaasha ay u suurta-geliweydo inay shirka qofahaan kaga soo qayb-galaan, waxa u furan inay kaga soo qayb-galaan shirka xidhiidhka “Maqal-arag – Zoom”.  Tafaasiisha lagu geleyo barnaamijka Maqal-araga waa sida hoos ku qoran: 

 

Taariikdhda: 13da May, 2023 Hargeisa 

 

Xidhiidhka Maqal-araga : https://us02web.zoom.us/meeting/register/tZUocuCrrDspHNcBct6R6xrTr_cp5ajJI1xK 

 

Taariikdhda: 14ka May, 2023 Mogadishu 

 

Xidhiidhka Maqal-araga: https://us02web.zoom.us/meeting/register/tZctd-mrpzsqHtXXX_n8S7llFirDsonQtJjl 

 

Waxanu  martiqaadkan kuugu soo lifaaqnay tafasiisha mashruuca ee aan aheyn dhinaca farsamada

 

Inta aan shirka la gaadhin, haddii aad hayso wax su’aalo ah, fadlan qoraal ugu soo gudbi: 

 

Peninah Mwende  Sarkaal xafiiska “Kaarbon-BURN (peninah.mwende@burnmfg.com)oror) 

Mohamad Adam Maareeyaha Guud (Mohammed.adam@burnmfg.com) or reach out to +263 63 7028212 

 

Fadlan isla xidhiidhadaas kor ku yaala waxaad u isticmaali kartaa inaad ku soo gudbiso wixiii faalo ah, haddii aad ka soo qayb-geli kariweydo shirka 

 

AGANDADA SHIRKA  

 

#WaqtigaTafashiisha
1.8:30Qaabilaada iyo soo-dhoweynta
2.9:00Hordhac iyo Soo-bandhiga mashruuca
3.9:30Su’aalo iyo faalooyin
4.10:30Dhowrista Mabaadiida Qiimeynta Mashruuca
5.11:15Qiimeynta Waarida mashruuca
6.12:15Ka doodida cabashooyinka  iyo kormeerida saameynta Haruumarinta waarta 
7.12:30Qaybinta Foomamka qiimeynta iyo xidhitaanka shiraka
9.12:45Tijaabo cunto-karis ah
10.13:00Qado 
Kenya

BURN Headquarters, Nairobi, Kenya

Location Map
Other markets

Nigeria office: Plot 5,
Etal Avenue, off Kudirat Abiola way,
Oregun Lagos.
© 2023 BURN Manufacturing. All Rights Reserved. 2.0.0Privacy Policy